Rooma 15:31 - Kitaabka Quduuska Ah31 in layga samatabbixiyo kuwa caasiyiinta ah oo Yahuudiya jooga, iyo in hawshayda aan Yeruusaalem u qabanayo ay noqoto mid ay quduusiintu aqbalaan; Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH31 in layga samatabbixiyo kuwa caasiyiinta ah oo Yahuudiya jooga, iyo in hawshayda aan Yeruusaalem u qabanayo ay noqoto mid ay quduusiintu aqbalaan; Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub31 Iigu soo duceya inaan ka badbaado kuwa aan rumeysadka lahayn ee Yahuudiya jooga iyo qaaraanka aan u wado Yeruusaalem iney si wanaagsan u aqbalaan Rabbiga dadkiisa ee halkaas jooga. Viz kapitola |