Rooma 15:19 - Kitaabka Quduuska Ah19 oo uu ku sameeyey xoogga calaamooyinka iyo yaababka, iyo xoogga Ruuxa Quduuskaa, oo sidaasaan injiilka Masiixa ugu wada wacdiyey Yeruusaalem iyo hareeraheeda iyo ilaa Illurikon. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 oo uu ku sameeyey xoogga calaamooyinka iyo yaababka, iyo xoogga Ruuxa Quduuskaa, oo sidaasaan injiilka Masiixa ugu wada wacdiyey Yeruusaalem iyo hareeraheeda iyo ilaa Illurikon. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub19 Waxey ku qanceen awoodda mucjisooyinka waaweyn iyo yaababka, waxey kaloo ku qanceen awoodda Ruuxa Illaahey. Oo sidaas ayaan ugu soo bandhigay warka wanaagsan ee Masiixa Yeruusaalem illaa Illurikon. Viz kapitola |