Rooma 15:18 - Kitaabka Quduuska Ah18 Waayo, kuma dhici doono inaan waxba ka hadlo wixii Masiixii iga dhex shaqeeyey mooyaane, dadka aan Yuhuudda ahayn addeeciddooda aawadeed, oo uu igaga dhex shaqeeyey hadal iyo camal, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Waayo, kuma dhici doono inaan waxba ka hadlo wixii Masiixii iga dhex shaqeeyey mooyaane, dadka aan Yuhuudda ahayn addeeciddooda aawadeed, oo uu igaga dhex shaqeeyey hadal iyo camal, Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub18 Xaqiiqdii waxa aan ka hadlayo oo dhan waa sida Masiixu iigu ogolaaday inaan hadlo oo aan shaqeeyo, si dadka aan Yuhuudda ahayn isaga u adeecaan. Viz kapitola |