Rooma 15:14 - Kitaabka Quduuska Ah14 Oo aniga qudhayduna waxaan idiin hubaa, walaalahayow, inuu wanaag idinka buuxo, oo laydinka buuxiyey aqoon oo dhan, oo aad kartaan inaad iswaanisaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Oo aniga qudhayduna waxaan idiin hubaa, walaalahayow, inuu wanaag idinka buuxo, oo laydinka buuxiyey aqoon oo dhan, oo aad kartaan inaad iswaanisaan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub14 Walaalayaalow, waan hubaa inaad aad u wanaagsantihiin oo aadna leedihiin aqoonta aad wax isku bartaan. Viz kapitola |