Rooma 14:10 - Kitaabka Quduuska Ah10 Adigu maxaad walaalkaa u xukuntaa? amase adigu maxaad walaalkaa u quudhsataa? Waayo, kulligeen waxaynu hor istaagi doonnaa kursiga xukumaadda Ilaah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 Adigu maxaad walaalkaa u xukuntaa? Amase adigu maxaad walaalkaa u quudhsataa? Waayo, kulligeen waxaynu hor istaagi doonnaa kursiga xukumaadda Ilaah. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub10 Haddaba maxaad walaalihiin u xukuntaan? Maxaadna u yastaan? Waxaa soo socota maalin uu Illaahey kuligeen na xisaabin doono. Viz kapitola |