Rooma 13:6 - Kitaabka Quduuska Ah6 Waayo, sababtaas aawadeed waxaad u bixisaan cashuur, maxaa yeelay, iyagu waa midiidinnadii Ilaah oo had iyo goor ka shaqeeya isla waxaas. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Waayo, sababtaas aawadeed waxaad u bixisaan cashuur, maxaa yeelay, iyagu waa midiidinnadii Ilaah oo had iyo goor ka shaqeeya isla waxaas. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub6 Sidoo kale canshuurta bixi, waayo shaqaalaha dowladu waxey u baahanyihiin mushahar, shaqada ey hayaanna waxey ugu adeegayaan Illaahey. Viz kapitola |