Rooma 13:13 - Kitaabka Quduuska Ah13 Sida iyadoo maalin ah aynu si qumman u soconno, yeynan ku socon rabshad iyo sakhraannimo, yeynan ku socon galmo iyo dhillanimo, yeynan ku socon ilaaq iyo hinaaso. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Sida iyadoo maalin ah aynu si qumman u soconno, yeynan ku socon rabshad iyo sakhraannimo, yeynan ku socon galmo iyo dhillanimo, yeynan ku socon ilaaq iyo hinaaso. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub13 Haddaba waa inaan u dhaqannaa sida ey dadka iftiinka joogaa u dhaqmaan. Ha aadina meelaha ey dadka xun xun iskugu yimaadaan cabtoyna ha noqonina, yeydaan noqon ciyaal suuq iyo kuwo sineysta. Hana noqonina kuwa qilaaf iyo maseyr leh Viz kapitola |