Rooma 12:20 - Kitaabka Quduuska Ah20 Laakiin haddii cadowgaagu gaajaysan yahay, cunto sii; hadduu harraadsan yahayna, waraabi, waayo, haddaad saas samayso waxaad madaxiisa ku kor ururin doontaa duxulo dab ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Laakiin haddii cadowgaagu gaajaysan yahay, cunto sii; hadduu harraadsan yahayna, waraabi, waayo, haddaad saas samayso waxaad madaxiisa ku kor ururin doontaa duxulo dab ah. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub20 Sidoo kale kitaabku wuxuu leeyahay, “Cadowgaagu hadduu gaajeysanyahay, wuxuu cuno sii, hadduu haraadsanyahayna, wuxuu cabo sii. Markaad sidaas sameysid waxey ula mid tahay adiga oo madaxooda dhimbil dhuxul ah ku hurinaya.” Viz kapitola |