Rooma 11:18 - Kitaabka Quduuska Ah18 ha ka faanin laamaha, laakiinse haddii aad faantid, bal ogow inaadan ahayn kan xididka sida, laakiinse xididkaa adiga ku sida. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 ha ka faanin laamaha, laakiinse haddii aad faantid, bal ogow inaadan ahayn kan xididka sida, laakiinse xididkaa adiga ku sida. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub18 Haddaba ha iska weyneysiinina kuwii sida laamaha loo jaray. Sidee ayaad isku weyneysiin kartaa? Waxaa tahay laan, ma sidid xididka ee xididka ayaa ku sida. Viz kapitola |