Rooma 10:3 - Kitaabka Quduuska Ah3 Waayo, iyagoo aan ogayn xaqnimada Ilaah oo doonaya inay taagaan tooda, ayayan hoos gelin Ilaah xaqnimadiisa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Waayo, iyagoo aan ogayn xaqnimada Ilaah oo doonaya inay taagaan tooda, ayayan hoos gelin Ilaah xaqnimadiisa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub3 Ma garanayaan siduu Illaahey dadka xaq uga dhigo. Waxeyna isku dayeen iney xaqnimadooda sameystaan, weyna diideen iney u hogaansamaan wadada Illaahey dadka xaq uga dhigo. Viz kapitola |