Matayos 9:28 - Kitaabka Quduuska Ah28 Goortuu guriga galay ayay nimankii indhaha la'aa u yimaadeen. Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Ma rumaysan tihiin inaan waxan yeeli karo? Waxay ku yidhaahdeen, Haah, Sayidow. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Goortuu guriga galay ayay nimankii indhaha la'aa u yimaadeen. Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Ma rumaysan tihiin inaan waxan yeeli karo? Waxay ku yidhaahdeen, Haah, Sayidow. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub28 Ciise markii uu galay gurigii uu joogay, labadii nin ayaa u yimid, wuxuuna ku yiri, “Miyaad aaminsan tihiin inaan idin bogsiin karo?” Waxey ku jawaabeen, “Haa, Sayidow.” Viz kapitola |