Matayos 8:9 - Kitaabka Quduuska Ah9 Waayo, anigu waxaan ahay nin laga sarreeyo oo askar baa iga hoosaysa. Kan waxaan ku idhaahdaa, Tag, wuuna tagaa; mid kalena, Kaalay, wuuna yimaadaa; midiidinkaygana, Waxan samee, wuuna sameeyaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Waayo, anigu waxaan ahay nin laga sarreeyo oo askar baa iga hoosaysa. Kan waxaan ku idhaahdaa, Tag, wuuna tagaa; mid kalena, Kaalay, wuuna yimaadaa; midiidinkaygana, Waxan samee, wuuna sameeyaa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 Waayo anigu xitaa waxaan ahay qof sharci ku hoos jira, askarna wey iga hooseysaa. Midkood ayaan ku dhahaa, ‘Tag,’ wuuna tagaa, mid kalaan ku dhahaa, ‘Kaalay,’ wuuna yimaadaa. Adeegaheyga ayaan ku dhahaa, ‘Waxan samee,’ wuuna sameeyaa.” Viz kapitola |