Matayos 8:4 - Kitaabka Quduuska Ah4 oo Ciise ayaa ku yidhi, Iska eeg, oo ninna ha u sheegin, laakiin jidkaaga iska mar, oo wadaadka istus, oo bixi hadiyaddii Muuse amray, marag iyaga ha u ahaatee. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 oo Ciise ayaa ku yidhi, Iska eeg, oo ninna ha u sheegin, laakiin jidkaaga iska mar, oo wadaadka istus, oo bixi hadiyaddii Muuse amray, marag iyaga ha u ahaatee. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub4 Kadib Ciise ayaa ku yiri, “Arintan qofna ha u sheegin, laakiin tag oo wadaadka tus inaad bogsatay. Kadib hadiyad macbadka gee sidii uu Muuse amray, si ey marqaatifur ugu noqoto iyaga.” Viz kapitola |