Matayos 8:33 - Kitaabka Quduuska Ah33 Kolkaasay kuwii daajin jiray carareen oo magaalada galeen, wax walbana way u sheegeen iyo wixii ku dhacay kuwii jinniyada qabi jiray. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH33 Kolkaasay kuwii daajin jiray carareen oo magaalada galeen, wax walbana way u sheegeen iyo wixii ku dhacay kuwii jinniyada qabi jiray. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub33 Kuwii doofaarrada daajinayay ayaa u cararay magaalada, qof walbana waxey u sheegeen wixii dhacay gaar ahaan wixii ku dhacay nimankii ruuxda wasakhda leh qabay. Viz kapitola |