Online Bible

- Reklamy -

Matayos 8:29 - Kitaabka Quduuska Ah

29 Way qayliyeen iyagoo leh, Maxaa inoo dhexeeya, Wiilka Ilaahow? Ma waxaad halkan u timid inaad wakhtiga hortiis na silciso?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 Way qayliyeen iyagoo leh, Maxaa inoo dhexeeya, Wiilka Ilaahow? Ma waxaad halkan u timid inaad wakhtiga hortiis na silciso?

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 Waxey ku qayliyeen, “Ciisow, Wiilkii Illaaheyow, maxaad naga rabtaa? Ma waxaad u timid inaad na ciqaabto intaan waqtigii na la ciqaabi lahaa la gaarin?”

Viz kapitola kopírovat

Matayos 8:29

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy