Matayos 7:4 - Kitaabka Quduuska Ah4 Sidee baad walaalkaa ugu odhan doontaa, I daa, saxarka ishaada ku jira aan kaa saaree; oo dogob baa ishaada ku jiree? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Sidee baad walaalkaa ugu odhan doontaa, I daa, saxarka ishaada ku jira aan kaa saaree; oo dogob baa ishaada ku jiree? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub4 Sidee ayaad ugu dhihi kartaa walaalkaa, ‘Kaalay aan saxarka ishaada ku jira kaa bixiyee,’ adigoo dogob ishaada ku jira? Viz kapitola |