Matayos 6:2 - Kitaabka Quduuska Ah2 Haddaba markaad sadaqad bixinayso, buun ha ugu dhufan hortaada sida labawejiilayaashu sunagogyada iyo jidadka ku sameeyaan si dadku u ammaanaan. Runtii waxaan idinku leeyahay, Abaalgudkoodii way heleen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Haddaba markaad sadaqad bixinayso, buun ha ugu dhufan hortaada sida labawejiilayaashu sunagogyada iyo jidadka ku sameeyaan si dadku u ammaanaan. Runtii waxaan idinku leeyahay, Abaalgudkoodii way heleen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub2 “Haddaba marka aad masaakiinta sadaqo siineysaan, buun ha ugu dhawaaqina sadaqadiina, sida ey labawejiilayaashu ku sameeyaan sunagogyada iyo jidadka, si ey dadka kale u sharfaan. Runtii waxaan idin ku leeyahay abaalgudkoodi wey heleen. Viz kapitola |