Matayos 5:35 - Kitaabka Quduuska Ah35 Dhulkana ha ku dhaaranina, waayo, waa meeshuu cagihiisa dhigo; Yeruusaalemna ha ku dhaaranina, waayo, waa magaaladii Boqorkii weynaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Dhulkana ha ku dhaaranina, waayo, waa meeshuu cagihiisa dhigo; Yeruusaalemna ha ku dhaaranina, waayo, waa magaaladii Boqorkii weynaa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub35 dhulkana haku dhaaranina, waayo waa meesha uu Illaahey cagihiisa saarto, Yeruusaalemna haku dhaaranina, waayo waa magaalada boqorka weyn. Viz kapitola |