Matayos 27:48 - Kitaabka Quduuska Ah48 Kolkiiba midkood baa orday oo qaaday geed isbonji la yidhaahdo, oo khal uga soo buuxshay, oo intuu cawsduur saaray ayuu siiyey inuu cabbo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH48 Kolkiiba midkood baa orday oo qaaday geed isbonji la yidhaahdo, oo khal uga soo buuxshay, oo intuu cawsduur saaray ayuu siiyey inuu cabbo. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub48 Mid iyagii ka mid ah ayaa orday oo suuf ku dhex riday khamro dhanaan, kadibna ul ku muday Ciisana u dhiibay si uu bishimaha ugu qoysto. Viz kapitola |