Matayos 27:4 - Kitaabka Quduuska Ah4 oo wuxuu ku yidhi, Waan dembaabay markaan gacangeliyey dhiig eed la'. Laakiin waxay ku yidhaahdeen, Maxaa noogu jira? Yeelkaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 oo wuxuu ku yidhi, Waan dembaabay markaan gacangeliyey dhiig eed la'. Laakiin waxay ku yidhaahdeen, Maxaa noogu jira? Yeelkaa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub4 Wuxuuna ku yiri, “Waan dembaabay, waayo waxaan khiyaanay nin dembi la’aan ah.” Markaas ayey ugu jawaabeen, “Maxaa naga galay? Adiga ayey ku quseysaa.” Viz kapitola |