Matayos 27:34 - Kitaabka Quduuska Ah34 waxay siiyeen inuu cabbo khamri xammeeti lagu daray, goortuu dhadhamiyeyse wuu diiday inuu cabbo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 waxay siiyeen inuu cabbo khamri xammeeti lagu daray, goortuu dhadhamiyeyse wuu diiday inuu cabbo. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub34 Markii meeshii la gaaray waxey siiyeen khamri wax qaraar lagu daray, laakiin markii uu dhadhamiyay wuu diiday inuu cabo. Viz kapitola |