Matayos 27:32 - Kitaabka Quduuska Ah32 Goortay soo baxeen, waxay arkeen nin reer Kuranaya ah oo Simoon la odhan jiray, kan ay ku qasbeen inuu iskutallaabtiisa u qaado. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH32 Goortay soo baxeen, waxay arkeen nin reer Kuranaya ah oo Simoon la odhan jiray, kan ay ku qasbeen inuu iskutallaabtiisa u qaado. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub32 Markey sii socdeen waxey jidka kula kulmeen nin reer Sayriin ah, oo lagu magacaabo Simoon, waxeyna ku qasbeen inuu iskutallaabta qaado. Viz kapitola |