Matayos 27:31 - Kitaabka Quduuska Ah31 Oo goortay ku majaajiloodeen dabadeed ayay dharkii ka qaadeen oo dharkiisii bay u geliyeen, markaasay wadeen in iskutallaabta lagu qodbo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH31 Oo goortay ku majaajiloodeen dabadeed ayay dharkii ka qaadeen oo dharkiisii bay u geliyeen, markaasay wadeen in iskutallaabta lagu qodbo. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub31 Markey ku jeesjeeseen kadib, waxey ka siibeen dharkii guduudnaa waxeyna u geliyeen dharkiisi. Kadibna waxey u kaxeeyeen iney iskutallaabta ku qodbaan. Viz kapitola |