Matayos 27:29 - Kitaabka Quduuska Ah29 Markaasay taaj qodxan uga taxeen oo madaxiisay saareen, cawsduurna gacantiisa midigtaa ayay u geliyeen, oo intay hortiisa jilba joogsadeen oo ku majaajiloodeen ayay waxay ku yidhaahdeen, Nabad, Boqorka Yuhuuddow. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Markaasay taaj qodxan uga taxeen oo madaxiisay saareen, cawsduurna gacantiisa midigtaa ayay u geliyeen, oo intay hortiisa jilba joogsadeen oo ku majaajiloodeen ayay waxay ku yidhaahdeen, Nabad, Boqorka Yuhuuddow. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub29 madaxiisana waxey saareen taaj qodax laga sameeyay. Waxey gacanta midig u galiyeen ul, kadibna intey ku hor sujuudeen ayey si jeesjees ah u yiraahdeen, “Boqorka Yuhuudda ha noolaado!” Viz kapitola |