Matayos 26:56 - Kitaabka Quduuska Ah56 Laakiin waxan oo dhan ayaa noqday in qorniinka nebiyadu rumoobo. Markaasaa xertii oo dhammu ka wada tageen oo carareen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH56 Laakiin waxan oo dhan ayaa noqday in qorniinka nebiyadu rumoobo. Markaasaa xertii oo dhammu ka wada tageen oo carareen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub56 Laakiin waxan oo dhan waxey u dhacayaan si qorniinka nebiyadu u dhaboobaan.” Kadib xertii oo dhan wey kala carareen oo kaligiis ayey meesha ku dhaafeen. Viz kapitola |