Matayos 26:40 - Kitaabka Quduuska Ah40 Xertii ayuu u yimid, oo wuxuu arkay iyagoo hurda, oo wuxuu Butros ku yidhi, Waa sidee? Miyaad kari weydeen inaad saacad keliya ila soo jeeddaan? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH40 Xertii ayuu u yimid, oo wuxuu arkay iyagoo hurda, oo wuxuu Butros ku yidhi, Waa sidee? Miyaad kari weydeen inaad saacad keliya ila soo jeeddaan? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub40 Kadib Ciise wuxuu ku soo laabtay xertiisi wuxuuna u yimid iyagoo hurda. Markaas ayuu ku yiri Butros, “Hal saac xitaa ilama soo jeedi kartaan miyaa? Viz kapitola |