Matayos 26:25 - Kitaabka Quduuska Ah25 Yuudas oo ah kii gacangeliyey ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Ma aniga baa, Sayidow? Wuxuu ku yidhi, Waad tidhi. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Yuudas oo ah kii gacangeliyey ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Ma aniga baa, Sayidow? Wuxuu ku yidhi, Waad tidhi. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub25 Kadib Yuudas oo ahaa kan khiyaani doona ayaa yiri, “Runtii ma aniga ayaad iga wadaa Macalinow?” Ciise ayaa ugu jawaabay, “Adiga ayaa sidaa yiri.” Viz kapitola |