Matayos 26:18 - Kitaabka Quduuska Ah18 Wuxuu yidhi, Magaalada gala oo hebel u taga oo waxaad ku tidhaahdaan, Macallinkii wuxuu leeyahay, Wakhtigaygii waa dhow yahay, gurigaaga ayaan cashada Iidda Kormaridda kula samaysanayaa xertayda. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Wuxuu yidhi, Magaalada gala oo hebel u taga oo waxaad ku tidhaahdaan, Macallinkii wuxuu leeyahay, Wakhtigaygii waa dhow yahay, gurigaaga ayaan cashada Iidda Kormaridda kula samaysanayaa xertayda. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub18 Markaas ayuu Ciise ku jawaabay, “Magaalada aada oo hebal u taga waxaadna ku tiraahdaan, ‘Macalinku wuxuu yiri, waqtigeygi wuu soo dhawaaday, waxaanna rabaa inaan xerteyda gurigaaga kula dabaaldego Iidda kormaridda.’ ” Viz kapitola |