Matayos 25:35 - Kitaabka Quduuska Ah35 Waayo, waan gaajooday oo cuntaad i siiseen, waan harraadsanaa oo waad i waraabiseen, qariib baan ahaa oo waad i soo dhoweeyseen, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Waayo, waan gaajooday oo cuntaad i siiseen, waan harraadsanaa oo waad i waraabiseen, qariib baan ahaa oo waad i soo dhoweeyseen, Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub35 Waayo waan gaajeysnaa waxaadna isiiseen waxaan cuno, waan haraadsanaa waxaadna isiiseen waxaan cabo, waxaan ahaa qariib waxaadna igu soo dhawayseen gurigiina, Viz kapitola |