Matayos 25:16 - Kitaabka Quduuska Ah16 Isla markiiba kii shantii talanti helay ayaa tegey oo ku baayacmushtaray, oo wuxuu faa'iiday shan talanti oo kale. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Isla markiiba kii shantii talanti helay ayaa tegey oo ku baayacmushtaray, oo wuxuu faa'iiday shan talanti oo kale. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub16 Ninkii shanta kiishad ee dahabka ah la siiyay isla markiiba wuu tagay oo ku shaqeeyay lacagtii waxeyna dhashay shan kiishad oo kale. Viz kapitola |