Matayos 24:29 - Kitaabka Quduuska Ah29 Laakiin dhibta wakhtigaas dabadeed, kolkiiba qorraxdu waa madoobaan doontaa, dayuxuna ma nuuri doono, xiddiguhuna cirka waa ka soo dhici doonaan, xoogagga cirkana waa la gariirin doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Laakiin dhibta wakhtigaas dabadeed, kolkiiba qorraxdu waa madoobaan doontaa, dayuxuna ma nuuri doono, xiddiguhuna cirka waa ka soo dhici doonaan, xoogagga cirkana waa la gariirin doonaa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub29 “Maalmahaas dhibka leh kadib “ ‘qoraxdu wey madoobaan doontaa, dayaxuna iftiin ma lahaan doono, xiddigahana cirkey kasoo dhici doonaan, awoodaha cirkana waa la gariirin doonaa.’ Viz kapitola |