Matayos 23:35 - Kitaabka Quduuska Ah35 inuu dushiinna ku soo dego dhiiggii xaqa ahaa oo dhulka ku daatay oo dhan oo laga bilaabo dhiigga Haabiil kii xaqa ahaa ilaa dhiigga Sakariyas ina Barakiyas kan aad ku disheen meesha quduuska ah iyo meeshii allabariga dhexdooda. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 inuu dushiinna ku soo dego dhiiggii xaqa ahaa oo dhulka ku daatay oo dhan oo laga bilaabo dhiigga Haabiil kii xaqa ahaa ilaa dhiigga Sakariyas ina Barakiyas kan aad ku disheen meesha quduuska ah iyo meeshii allabariga dhexdooda. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub35 Sidaas ayaadna dembiilayaal ugu ahaan doontaan dilka qof walboo wanaagsan ee dunida, laga soo bilaabo dhiiggii Haabiil kii xaqa ahaa illaa laga soo gaaro dhiiggii Sakariyas ina Barakiyas, kaasoo aad ku disheen inta u dhaxeysa macbadka iyo meesha allabariga. Viz kapitola |