Matayos 23:29 - Kitaabka Quduuska Ah29 Waa idiin hoog, culimmo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, waxaad dhistaan xabaalaha nebiyada, oo waxaad qurxisaan qabriyada kuwii xaqa ahaa; Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Waa idiin hoog, culimo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, waxaad dhistaan xabaalaha nebiyada, oo waxaad qurxisaan qabriyada kuwii xaqa ahaa; Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub29 “Hoog ayaa idin sugaya, macalimiinta sharciga Muuse iyo Farrisiintow, labawejiilayaal yahow! Waxaad dhistaan xabaalaha nebiyada waxaadna qurxisaan qabriyada kuwii xaqa ahaa. Viz kapitola |