Matayos 23:18 - Kitaabka Quduuska Ah18 Oo weliba waxaad leedihiin, Ku alla kii meesha allabariga ku dhaarta waxba ma aha, laakiin ku alla kii ku dhaarta hadiyadda dul saaran, wuxuu ku dhaartay waa lagu leeyahay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Oo weliba waxaad leedihiin, Ku alla kii meesha allabariga ku dhaarta waxba ma aha, laakiin ku alla kii ku dhaarta hadiyadda dul saaran, wuxuu ku dhaartay waa lagu leeyahay. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub18 Waxaad kale oo aad tiraahdaan, ‘Micno weyn ma laha haddii uu qof ku dhaarto meesha allabariga, laakiin qofkii ku dhaarta hadiyada meesha allabariga taala waa inuu dhaartiisa oofiyo.’ Viz kapitola |