Matayos 21:28 - Kitaabka Quduuska Ah28 Maxay idinla tahay? Nin baa laba wiil lahaa. Wuxuu u yimid kii hore oo ku yidhi, Wiilkaygiiyow, aad beerta canabka ah oo maanta ka shaqee. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Maxay idinla tahay? Nin baa laba wiil lahaa. Wuxuu u yimid kii hore oo ku yidhi, Wiilkaygiiyow, aad beerta canabka ah oo maanta ka shaqee. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub28 “Maxey idin la tahay? Waxaa jiray nin laba wiil leh. Kii koowaad ayuu u tagay wuxuuna ku yiri, ‘Wiilkeygiyow orod oo maanta ka shaqee beerta canabka.’ Viz kapitola |