Matayos 20:18 - Kitaabka Quduuska Ah18 Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem. Wiilka Aadanahana waxaa loo dhiibi doonaa wadaaddada sare iyo culimmada; oo waxay ku xukumi doonaan dhimasho. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem. Wiilka Aadanahana waxaa loo dhiibi doonaa wadaaddada sare iyo culimada; oo waxay ku xukumi doonaan dhimasho. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub18 “Waxaan u soconaa Yeruusaalem, Wiilka Aadanahana waxaa loo gacangelin doonaa gudoomiyayaasha wadaaddada iyo macalimiinta sharciga Muuse. Waxey ku xukumi doonaan dil Viz kapitola |