Matayos 2:18 - Kitaabka Quduuska Ah18 Cod baa Raamaah laga maqlay, Oohin iyo baroor weyn, Raaxeel oo u ooyaysa carruurteeda, Oo aan doonaynin in la qalbi qabowjiyo, waayo, ma ay joogin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Cod baa Raamaah laga maqlay, Oohin iyo baroor weyn, Raaxeel oo u ooyaysa carruurteeda, Oo aan doonaynin in la qalbi qabowjiyo, waayo, ma ay joogin. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub18 “Waxaa cod laga maqlay magaalada Raamaah, oohin iyo baroor weyn, Raaxeel oo u ooyaysa caruurteeda oo diidaysa in la qalbi qaboojiyo, waayo wey dhinteen.” Viz kapitola |