Matayos 19:8 - Kitaabka Quduuska Ah8 Wuxuu ku yidhi, Maxaa yeelay, Muuse wuxuu idiinku fasaxay inaad naagihiinna furtaan qalbi engegnaantiinna aawadeed, laakiin bilowgii sidaas ma ay ahayn. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Wuxuu ku yidhi, Maxaa yeelay, Muuse wuxuu idiinku fasaxay inaad naagihiinna furtaan qalbi engegnaantiinna aawadeed, laakiin bilowgii sidaas ma ay ahayn. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub8 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Qalbiyadiina adag dartood ayuu Muuse idiin kugu baneeyay inaad naagihiina furtaan. Laakiin bilowgii Illaahey muusan rabin. Viz kapitola |