Matayos 19:23 - Kitaabka Quduuska Ah23 Markaasaa Ciise wuxuu xertiisii ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Nin hodan ah inuu boqortooyada jannada galo waa ku adag tahay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Markaasaa Ciise wuxuu xertiisii ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Nin hodan ah inuu boqortooyada jannada galo waa ku adag tahay. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub23 Kadib Ciise ayaa ku yiri xertiisa, “Runtii waxaan idin ku leeyahay, wey adagtahay in qof hanti leh uu galo boqortooyada jannada. Viz kapitola |