Matayos 19:17 - Kitaabka Quduuska Ah17 Wuxuu ku yidhi, Maxaad wax iiga weyddiinaysaa wanaagga? Waxaa jira mid wanaagsan. Haddaad doonaysid inaad nolosha gashid, qaynuunnada dhawr. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Wuxuu ku yidhi, Maxaad wax iiga weyddiinaysaa wanaagga? Waxaa jira mid wanaagsan. Haddaad doonaysid inaad nolosha gashid, qaynuunnada dhawr. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub17 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Maxaad ii weydiineysaa waxa wanaagsan? Kan wanaagsan waa Illaahey oo kaliya. Haddii aad rabto inaad nolosha weligeed ah hesho amarradiisa ilaali.” Viz kapitola |