Matayos 19:16 - Kitaabka Quduuska Ah16 Oo mid baa intuu yimid ku yidhi, Macallin wanaagsanow, maxaa wanaagsan oo aan sameeyaa inaan nolosha weligeed ah helo? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Oo mid baa intuu yimid ku yidhi, Macallin wanaagsanow, maxaa wanaagsan oo aan sameeyaa inaan nolosha weligeed ah helo? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub16 Isla markiiba nin ayaa Ciise u yimid oo weydiiyay, “Macalinow, maxaa wanaag ah oo aan sameeyaa si aan nolosha weligeed ah u helo?” Viz kapitola |