Matayos 18:16 - Kitaabka Quduuska Ah16 Laakiin hadduu ku maqli waayo, mid ama laba kale wado, si hadal walba loogu adkeeyo afka laba ama saddex markhaati. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Laakiin hadduu ku maqli waayo, mid ama laba kale wado, si hadal walba loogu adkeeyo afka laba ama saddex markhaati. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub16 Laakiin hadduu qaladkiisa qaadan waayo, u kaasho hal ama laba qof oo walaalaha ka mid ah, waayo kitaabku wuxuu leeyahay, ‘arin walba waa in laba ama saddex qof marqaati ka ahaadaan.’ Viz kapitola |