Matayos 17:24 - Kitaabka Quduuska Ah24 Goortay Kafarna'um yimaadeen, waxaa Butros u yimid kuwii labada daraakmo qaadi jiray, oo waxay ku yidhaahdeen, Macallinkiinnu labadii daraakmo oo cashuurta ahayd sow ma bixiyo? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Goortay Kafarna'um yimaadeen, waxaa Butros u yimid kuwii labada daraakmo qaadi jiray, oo waxay ku yidhaahdeen, Macallinkiinnu labadii daraakmo oo cashuurta ahayd sow ma bixiyo? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub24 Kadib markey Ciise iyo xertiisi yimaadeen Kafarna’um, ayaa waxaa Butros u yimid kuwii qaadi jiray labada dirham ee canshuurta macbadka waxeyna weydiiyeen, “Macalinkiinu ma bixiyo miyaa canshuurta macbadka?” Viz kapitola |