Matayos 16:1 - Kitaabka Quduuska Ah1 Waxaa u yimid Farrisiintii iyo Sadukiintii iyagoo jirrabaya, oo waxay ka baryeen inuu calaamo cirka ka tuso. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Waxaa u yimid Farrisiintii iyo Sadukiintii iyagoo jirrabaya, oo waxay ka baryeen inuu calaamo cirka ka tuso. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub1 Farrisiintii iyo Sadukiintii ayaa Ciise ugu yimid iney tijaabiyaan, waxey doonayeen inuu tuso calaamad xagga samada ka timid. Viz kapitola |