Matayos 15:5 - Kitaabka Quduuska Ah5 Laakiin waxaad leedihiin, Kan aabbihii ama hooyadii ku yidhaahda, Wixii aan idiin tari lahaa, hadiyad baan Ilaah ugu bixiyey, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Laakiin waxaad leedihiin, Kan aabbihii ama hooyadii ku yidhaahda, Wixii aan idiin tari lahaa, hadiyad baan Ilaah ugu bixiyey, Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Laakiin waxaad dhahdaan ma banaana in qof uu siiyo hooyadiis iyo aabihiis maalkiisa hadduu ku yiraahdo ‘Illaahey ayaan hadiyad ugu baxsaday wixii aan idin siin lahaa.’ Viz kapitola |