Matayos 15:28 - Kitaabka Quduuska Ah28 Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Naagtay, rumaysadkaagu waa weyn yahay ee ha kuu noqoto sidaad doonaysid. Oo saacaddaasba gabadheedii waa bogsatay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Naagtay, rumaysadkaagu waa weyn yahay ee ha kuu noqoto sidaad doonaysid. Oo saacaddaasba gabadheedii waa bogsatay. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub28 Kadib Ciise ayaa ugu jawaabay, “Marwayahay, waxaad leedahay iimaan weyn! Waxaad codsatayna waa laguu yeelay.” Isla markiiba gabadheedi wey bogsatay. Viz kapitola |