Matayos 15:22 - Kitaabka Quduuska Ah22 Oo naag reer Kancaan ah ayaa soohdimahaas ka soo baxday oo qaylisay iyadoo leh, Ii naxariiso, Sayidow, ina Daa'uudow. Gabadhayda jinni baa si xun u waalaya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Oo naag reer Kancaan ah ayaa soohdimahaas ka soo baxday oo qaylisay iyadoo leh, Ii naxariiso, Sayidow, ina Daa'uudow. Gabadhayda jinni baa si xun u waalaya. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub22 Waxaana halkaas ugu timid haweeney reer Kancaan ah oo ku qaylineysa, “Sayidow, Wiilkii Daa’uudow, ii naxariiso! Gabadheydi ayaa ruux wasakh leh ku jira aad ayeyna u dhibaatooneysaa.” Viz kapitola |