Matayos 14:2 - Kitaabka Quduuska Ah2 oo wuxuu midiidinyadiisii ku yidhi, Kanu waa Yooxanaa Baabtiisaha. Kuwii dhintay ayuu ka soo sara kacay, sidaa darteed shuqulladan xoogga leh waa ku dhex jiraan oo shaqaynayaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 oo wuxuu midiidinyadiisii ku yidhi, Kanu waa Yooxanaa Baabtiisaha. Kuwii dhintay ayuu ka soo sara kacay, sidaa darteed shuqulladan xoogga leh waa ku dhex jiraan oo shaqaynayaan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub2 wuxuuna askartiisi ku yiri, “Kani waa Yooxanaa Baabtiisaha, wuxuu kasoo sarakacay dhimashada! Waana sababta uu u haysto awoodda mucjisooyinka lagu sameeyo.” Viz kapitola |