Matayos 13:35 - Kitaabka Quduuska Ah35 Si ay u noqoto wixii nebiga lagaga dhex hadlay isagoo leh, Afkayga waxaan ku furayaa masaallo, Oo wax qarsoonna tan iyo aasaaskii dunida ayaan ku dhawaaqayaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Si ay u noqoto wixii nebiga lagaga dhex hadlay isagoo leh, Afkayga waxaan ku furayaa masaallo, Oo wax qarsoonna tan iyo aasaaskii dunida ayaan ku dhawaaqayaa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub35 Sidaasna waxaa ku dhaboobay wixii lagu sheegay kitaabadii nebiyada, “Waxaan ku hadli doonaa tusaalooyin, waxaanna dhihi doonaa waxyaala qarsoonaa illaa bilowgii aduunka.” Viz kapitola |