Matayos 13:32 - Kitaabka Quduuska Ah32 Taas waa ka wada yar tahay iniinaha oo dhan, laakiin goortay weynaato, way ka weyn tahay dhalatada oo dhan, oo waxay noqotaa geed dheer si ay shimbirraha cirku u yimaadaan oo laamaheeda ugu degaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH32 Taas waa ka wada yar tahay iniinaha oo dhan, laakiin goortay weynaato, way ka weyn tahay dhalatada oo dhan, oo waxay noqotaa geed dheer si ay shimbirraha cirku u yimaadaan oo laamaheeda ugu degaan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub32 Inkastoo ey tahay iniinta ugu yar, haddana markey baxdo waa geedka ugu weyn beerta oo dhan waxaana ku soo daga shimbirraha hawada oo laamihiisa buulal ka dhista.” Viz kapitola |